Digniin laga bixiyey dayax gacmeed dhulka ku soo dhacaya Maalmaha soo socda

Dayax gacmeed Shiinuhu hawada u diray ayaa la sheegay in uu ka baxay awoodii maamulka, isla markaana la filayo inuu ku soo dhaco dhulka. Dayax gacmeedkan oo lagu magacaabo Long March 5B, ayaa miisaankiisu yahay 21 tan, waxaana la sheegay in uu xakamaha goostay, iyadoo la filayo in uu ku soo dhaco dhulka maalinimada Sabtida … Continue reading Digniin laga bixiyey dayax gacmeed dhulka ku soo dhacaya Maalmaha soo socda